(Akhriso) Magacyada & qabiilada liiska Xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug. Liiska xildhibaanada la shaaciyey oo ka kooban 83 xubnood ayaa u qoran sidatan:- Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com